Galmudug oo bilaabeysa Dagaal Rogaal celis ah una mahad celisay Siciid Deni (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga oo looga arrinsaday dardargelinta sugida nabad-gelyada iyo xoreynta deegaanada kujira gacanta kooxda argagixisada ah ee Alshabaab. Shiraka ayaa loga hadlay sugida amniga Caasimada Galmudug iyo degaanada ku xeeran, iyo Howlgalo rogaal celin ah oo lagu qaado kooxda  Al shabaab oo dib ula … Continue reading Galmudug oo bilaabeysa Dagaal Rogaal celis ah una mahad celisay Siciid Deni (Sawirro)